Muuqaal Wareer Ah: Yaa Ku Yidhi Way Ka Dhamaatay, Daawo Andres Iniesta Oo Adduunka Kaga Yaabsday Gool Ayna Dhalin Karin Ronaldo & Mesi

Xiddigii hore ee kooxda Barcelona ee Andres Iniesta ayaa dhaliyay gool cajiib ah oo soo jiitay indhaha adduunka kaas oo uu u dhaliyay kooxdiisa cusub eee Vissel Kobe.

Iniesta oo kooxda Barcelona ka tagay xagaagan ayaa durba adduunka tusaya in uu wali hayo kubada waliba dhalin karo goolal ayna dhalin karin xiddigaha Ugu fiican adduunka ee Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo.

Khabiirkan ayaa goolkiisii ugu horeeyay u dhaliyay kooxda kadib si cajiib ah oo uu xitaa ugu jaray goolhayaha Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan