Muuqaal Wareer Ah: Daawo Zlatan Ibrahimovic Oo Dhaliyay Goolkiisii 500-aad Ee Xirfadiisa, Una Dhaliyay Qaab Aanad Waligaa Arkin

Weeraryahanka Kooxda LA Galaxy ee Zlatan Ibrahimovic ayaa dhaliyay goolkiisii 500-aad ee xirfadiisa ciyaareed waliba u dhaliyay si aanad waligaa arkin gool horena loo dhalin.

Khabiirkan oo horyaalada ugu waaweyn ee adduunka ka soo ciyaaray kana soo dhaliyay goolal heer sare ah ayaa markan wacdaro ka dhigaya horyaalka dalka Maraykanka.

Zlatan ayaa goolka u dhaliyay si wareer ah oo aad xitaa aamini waayayso marka aad daawato isaga oo sidaas ku dhaliyay goolkiisii 500-aad ee xirfadiisa ciyaareed Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan