Muuqaal: Walee Waa Loo Xiisi Doonaa Daawo Goolkii Ugu Quruxda Badnaa Ee Uu Dhaliyo Francesco Totti

by Abdiweli Adan Jamac | Tuesday, Jun 20, 2017

Francesco Totti ayaa soo gaba-gabeeyay ciyaaraha kubada cagta isaga oo kooxdiisa Roma ka qaban doona shaqo ka baxsan ciyaarista.

Xiddigan reer Italy ayaa ka mid ah xiddigaha yar ee aan waligood xiran maaliyad aan kooxdiisa Roma ahayn isaga oo ku soo afjaray ciyaarihiisa.

Hadaba xiddigan ayaa kooxdiisa u soo dhaliyay goolal badan ooo cajiib ah oo ku qoran taariikhda kooxda Roma laakiin waxa aamuu muuqaalkan ku soo bandhigaynaa Goolkii ay Taageerayaasha Roma u doorteen Goolkii ugu quruxda badan ee uu xiddigan dhaliyo Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan