Muuqaal: Walee Waa Hogaamiyayaal Daawo Qaabkii Ay Lionel Messi & Luis Suarez U Soo Dhaweeyeen Saxiixa Cusub Ee Kooxdooda Ee Yerry Mina, Laabta Ayay Galiyeen

by Abdiweli Adan Jamac | Saturday, Jan 13, 2018

Xiddigaha ugu muhiimsan kooxda Barcelona ee Lionel Messi iyo Luis Suarez ayaa si cajiib ah u soo dhaweeyay xiddiga reer Colombia ee Yerry Mina oo ku soo biiray kooxda Barcelona.

Lionel Messi iyo Luis Suarez ayaa si qalbi furan ah ugu soo dhaweeyay xiddiga iyaga oo laabta galiyay markii uu tababarka ku booqday.

Yerry Mina oo daafaca ka ciyaara ayaa noqday saxiixii 2-aad ee kooxda Barcelona suuqa January isaga oo ka dambeeyay philippe Coutinho Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

2 Fekradood ayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1. hamze 13-01-2018 at 9:44 am -

    welcome mina

  2. c/qani 13-01-2018 at 8:08 am -

    sideen u daawan karaa muuqaalka aad soo dhigtaan