Muuqaal; Waali Cas Daawo Qaabka Ay Xiddigaha Arsenal isugu Diyaarinayaan Kulanka Man City, Ilaa Adiga Ayaa Fajacay Waxa Dhacay

Xiddigaha Arsenal ayaa si La Yaab leh isugu diyaarinaya Kulanka ay Axada la ciyaari kooxda Man city kadib muuqaal la yaab leh oo laga helay garoonka tababarka Arsenal.

Gunners ayaa Axada kulan Adag la ciyaari doonta kooxda Man city kulankoodii ugu horeeyay ee horyaalka premier League xilli ciyaareedka cusub.

Xiddigaha Arsenal ayay tababarka kaga yaabsadeen dad loo yaqaano flashmob of Rwandan drummers oo tababarka dhexdiisa qoob ka ciyaar cajiib ah ku soo bandhigay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan