Muuqaal Waali Ah: Daawo Qaabkii Waalida Ahayd Ee Xiddigaha Brazil Philippe Coutinho Ugu Hambalyeeyeen Dhalashadiisii 26-aad

Xiddiga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Barcelona ee Philippe Coutinho ayaa u dabaal degay dhalashidiisii 26-aad isaga oo ku sugan xulka qaranka Brazil.

Xilli uu xiddigu ku jiro tababarka xulkiisa xiddigaha ay isku xulka yihiin ayaa go,aansaday in ay si la yaab leh ugu hambalyeeyaan xiddiga dhalashadiisa.

Isaga oo iska fadhiya ayay xiddigaha ay ugu horeeyaan Neymar iyo Willian madaxa kaga jabiyeen beed ama ukun iyada oo markii dambe xiddigaha kale ku biireen Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan