Muuqaal: U Banee Anaga Ayaa Kuu Dhalinaynee, Daawo Muuqaal Qosol Leh Oo Laga Dhaliyay Rikoodhihii Uu Paul Pogba Ka Dhaliyay Leicester City

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Paul Pogba ayaa dhaliyay goolkii ugu horeeyay ee premier League isaga oo rikoodhe u badalay rikoodhe loo dhigay kooxdiisa.

Xiddiga reer France ayaa sameeyay dhacdo la yaab leh isaga oo wakhti dheer ku qaatay in uu laago waliba si aad u hoosaysa ugu orday kubada.

Arintaas ayaa laga sameeyay muuqaal qosol leh kaas oo ah in uu garsoorihii ciyaartu goolka u dhaliyay pogba kadib markii uu laagi waayay kubada Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan