Muuqaal Naxdin Leh: Daawo Dhiig Ka Qubtay Garsoore Lagu Dakhray Kulan Europe League Ah, Taageerayaasha Ayaa Shiid Ku Dakhray

Kulan ka tirsanaa is reeb-reebka tartanka Europe League ayaa lagu dakhray Garsoore ama calanwadihii dhex-dhexaadinayay kulanka.

Muuqaalka ayaa lagu arkayaa in ay taageerayaashu garsooraha ku tuureen wax keenay in uu dhiig ka yimaado waliba sii wadi kari waayo garsoorida ciyaarta.

Calanwadaha ayaa ku qasbanaaday in uu ka boxo ciyaarta kadib markii madaxa looga xidhay wax dhiiga joojiya Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan