Muuqaal: Miyuu Khafiifay Tollow Daawo Xiddigii Hore Ee Chelsea Oo Kubada Ogaan Ugu Laagay Xiddigihii Ka Soo Hor Jeeday Laakiin Balaayo Ayaa Ka Raacday

by Abdiweli Adan Jamac | Monday, Jun 19, 2017

Xiddigii hore ee kooxda Chelsea Oscar ayaa sameeyay arin aan horay looga baran kadib markii uu kubada ogaan ugu laaga dhowr xiddig oo ka mid ah xiddigihii ka soo hor jeeday kooxdiisa.

Laakiin Xiddigihii kooxda kale ayaa u adkaysan waayay waxa uu Oscar samaynayo kadib waxa ay dhulka ugu rideen feer isaga oo dhulka galgashay.

Xiddigan ayaa ahaan jiray mid dagal laakiin lama garan waxa markan daaray ee ku kiciyay waxan uu sameeyay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalk