Muuqaal: Miyaad Bilowday Durba!! Daawo Romelu Lukaku Oo Gool Furan Khasaariyay & Qaabkii Uu Mourinho Uga Fal Celiyay

Xiddiga kooxda Man United ee Romelu Lukaku ayaa xalay kooxdiisa ka khasaariyay gool furan kulankii ay ka badiyeen kooxda Lecieseter city.

Lukaku ayaa Sanchez ka helay baas heer sare ah isaga oo u hordhay goolka hortiisa isaga oo kaliya u baahnaa in uu si fiican u dhaliyo.

Laakiin Lukaku ayaa si La yaab leh u dhalin waayay xilli uu Goolhayaha Leicester city si cajiib ah uga qabtay taas oo keentay in uu Jose Mourinho ka fal celiyo Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan