Muuqaal: Macasalaama Cristiano, Daawo Real Madrid Oo Durba Qolka Labiska Ka Masaxday Magacii & Sawiradii Cristiano Ronaldo

Kooxda Real Madrid ayaa Cristiano Ronaldo u wayday kooxda Juventus kadib markii ay kala heshiisay saxiixa xiddiga kaas oo 112 milyan uga tagay kooxda.

Inkasta oo aan Ronaldo wali xiddig Juventus ah loo soo bandhigin sidoo kale uuna wali tijaabada caafimaadka ku baasin Los Blancos ayaa qaaday talaabo ka dhan ah.

Kooxda ayaa qolka Labiska ka masaxday magaca iyo waliba sawirka xiddiga iyada oo la baneeyay booskii uu iska lahaa cirtsiano Ronaldo una dhexaysay xiddigaha Nacho iyo Kroos Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan