Muuqaal La Yaab Leh: Sidee Wax U Jiraan Jose!! Daawo Qaabkii Waalida Ahayd Ee Uu Jose Mourinho Uga Fal Celiyay Goolkii Chris Smalling

Tababaraha Koxda Man United ee Jose Mourinho ayaa si waali ah uga fal celiyay goolkii 2-aad ee ay kooxdiisu ka dhaliyay Watford kulanka haatan ciyaarayso.

Xiddiga Lukaku ayaa United u furay goolasha ka hor inta uuna xiddiga daafaca uga ciyaara Man United ee Chris Smalling dhalin goolka 2-aad ee kooxdiisa ee kulanka.

Kameryooyinka ayaa qabtay fal celiskii waalida ahaa ee Jose Mourinho kadib markii uu daafaca kooxdiisa ee Chris Smalling dhaliyay goolka 2-aad ee kooxdiisa Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan