Muuqaal La Yaab Leh: Daawo Paul Pogba Oo Kaarka Cas Loogu Taagay Kadib Rikoodhe Uu Ka Dhaliyay Kooxda Liverpool

Xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba ayaa rikoodhe u dhaliyay si cajiib ah kulankii ay United guusha ka gaartay Leciester city.

Pogba ayaa rikoodhaha u dhaliyay si la yaab leh isaga oo in badan u socday ka hor inta uuna si qurux badan u dhalin goolka.

Hadaba waxa la helay muuqaal Pogba oo kaarka cas u qaatay rikoodhe uu ka dhaliyay kooxda Liverpool kulan ka tirsanaa da,yarka labada kooxood kadib markii uu u laagay si aan garsooraha cajib isaga oo karaka 2-aad ee digniinta qaatay loona raaciyay karaka cas Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan