Muuqaal: Hayaay Iska Jira Daawo Xiddigaha Arsenal Oo Baranaya Kung fu Kooxaha Premier League Ayay Doonayaan In Ay Cirka U Diraan

by Abdiweli Adan Jamac | Tuesday, Jun 20, 2017

Xiddigaha Arsenal ayaa la arkay iyaga oo baranaya dagaalka shiinuhu ku dagaalamo ee loo yaqaano Kung fu iyaga oo uu waliba barayo Macalin Shiine ah.

Muuqaalkan ayaa la soo dhigay baraha bulshada xilli xiddigaha Arsenal isku diyaarinayaan bilowga xilli ciyaareedka cusub ee 2017/18.

Maadama ay kubad cag horyaalka ku qaadi waayeen waxa ay markan isku diyaarinayaan in ay dagaal iyo Kung fu ku qaadaan horyaalka Xilli ciyaareedka dambe Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan