Muuqaal: Champions League Aniga Ayaa Iska Leh, Daawo Shaxda Baqdinta Leh Ee Ay Kooxda Juventus Ku Ciyaari Karto Xilli Ciyaareedka Cusub, Bonnuci & Ronaldo Ayaa Hogaaminaya

Kooxda Juventus ayaa ku jirta wakhtigii ay ugu dhawayd in ay ku guulaysato tartanka champions League xilli ciyaareedka dambe oo ay ku fashilantay sanadihii ugu dambeeyay.

Juventus ayaa xagaagan si fiican uga soo adeegatay suuqa iyada oo la soo saxiixatay xiddigaha ay ugu waaweyn yihiin Cristiano Ronaldo iyo Bonnuci oo ay dib ugu soo celisay kooxda.

Hadaba shaxda Juventus ee xilli ciyaareedka dambe ma ku guulaysan kartaa champions League xilli ciyaareedka kadib marka aad shaxdan daawato Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan