Muuqaal Cajiib Ah: Hadii Aad Arki Jiray Lionel Messi Oo Farsamooyin Ku Bur-Biray Qaar Ka Mid Ah Xiddigaha Real Madrid, Bal Daawo Xiddigaha Real Oo Messi Laftiisa Farsamooyin Cirka Ugu Diray

Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa shaki la,aan ka mid ah xiddigaha ugu fiican ee taariikhda kubada cagta marka loo eego waxa uu ilaa haatan ka gaadhay kubada cagta.

Messi ayaa tan ilaa markii uu kooxda 1-aad ee Barcelona u soo dalay mar walba oo uu Real Madrid ka hor yimaado xiddigaha kooxdaas ku samayn jiray farsamooyin cajiib ah oo uu ku ceebaysto.

Laakiin waxa ayna dad badan u fiirsan jirin marka ay xiddigaha Real Madrid isaga laftiisa ku sameeyaan farsamooyin wareer ah daba waxa aan ku soo gubin doonaa muuqaalkan qaabkii ay qaar ka mid ah xiddigaha Real farsamooyin ugu ceebaysteen Messi Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan