Muuqaal Cajiib Ah: Daawo Xayaysiis Heer Sare Ah Oo Aad U Riyaaqayso Oo Laga Soo Saaray Ciyaar Gacmeedka FIFA 19

Ciyaar gacmeedka FIFA 19 ayaa si weyn loo sugayaa iyaga oo dadka xiiseeya ciyaaristiisu ay sugi laayihiin inta sida Rasmi ah loo soo saarayo iyaga oo u dhag taagaya wax walba oo ka soo baxay.

Waxa maalmihii ugu dambeeyay si joogto ah loosoo bandhigayay qiimayaal la yaab leh oo ay xiddigaha ka midka ah leeyihiin iyada oo ay qaarna ku farxeen qaarna ka nexeen.

Hadaba waxa saacadihii ugu dambeeyay la soo saaray xayaysiiskiisa Rasmiga ah ee ciyaar gacmeedka FIFA 19 kaas oo ah mid ay si weyn taageeryaashu ula dheceen Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan