Muuqaal Cajiib Ah: Daawo Eden Hazard Oo illahay U Mahad Celinaya “Alhamdulilah”Ayuu Yidhi

Xiddiga kooxda Chelsea iyo xulka Qaranka Belguim ee Eden Hazard ayaa si qaaday talaabo ka farxisay taageerayaashiisa khaaska isaga oo muujiyay diintiisa Islaamka.

Xiddiga ayaa ka mid ah xiddigaha muslimiinta ah ee ka ciyaara yurub isaga oo sidoo kale ka mid ah xiddigaha tirada yar ee Muslimiinta ah ee ka ciyaara premier League.

Hazard ayaa ilaahay u mahad celiyay xilli uu walaalkiis la ciyaarayay kubada tenis-ka ee lagu ciyaaro miiska isaga oo yidhi “Alhamdulilah” Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan