Muuqaal Cajiib Ah: Daawo Daafaca Kooxda Juventus Ee Daniele Rugani Oo Keenay Wado Cristiano Ronaldo Looga Joojin Karo In Uu Goolal Dhaliyo, Farsamo Cajiib Ah Ayuu Keenay.

Xiddigaha Kooxda Juventus ayaa la qabsanaya ka hor tagista Xiddiga Cristiano Ronaldo Maalin kasta inta lagu jiro tababarka kooxda.

Daafaca kooxda Juventus ee Daniele Rugani ayaa u muuqda mid ugu dambayn helay farsamo ama qaab Cristiano Ronaldo looga hor istaagi karo in uu Gool dhaliyo.

Intii lagu guda jiray tababarkii kooxda ayuu Cristaino Ronaldo kubad ku helay shabaqa hortiisa laakiin Rugani ayaan Is Dhibin isaga oo shabaqa ka jeediyay Ronaldo si uuna Goolka u dhalin Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan