Muuqaal: BOOM Waatan Sababta Ay Barcelona Uga Hari Laadahay Hector Bellerin Way Ka Samri Laayihiin

by Abdiweli Adan Jamac | Sunday, Jun 18, 2017

Kooxda Barcelona ayaa ku raad joogta xiddiga garabka uga ciyaara xulka qaranka Spain iyo kooxda Arsenal ee Hector Bellerin iyada oo doonaysa in ay ku xoojiso kooxdeeda.

Xiddigan ayaa ugu horaynba Arsenal ug soo biiray Akademiyada kooxda Barcelona iyada oo uu tababare Wenger fursad siiyay xiddigan.

Bellerin ayaa ah xiddig orod badan oo aad u dheereeya iyada oo uu wacadaro ku dhigay xiddiga kooxda Barcelona ee Jordi Alba kulan ay labada kooxood isaga hor yimaadeen Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments