Muuqaal: Aniga Iga Dayo Aabe!! Daawo Wiilka Cristiano Ronaldo Oo Wali Sii Wada Gool Dhalinta Juventus Xilli Uu Aabihiis Goolasha Ka Sooman Yahay

Wiilka uu dhalay Cristianon Ronaldo ee Ronaldo Jr ayaa aabihiis ku ceebaynaya adduunka kadib markii uu mar kale gool u dhaliyay kooxda Juventus ee kooxda da,yarka.

Ronaldo ayaa wali raadinaya goolkiisii ugu horeeyay ee kooxda Juventus laakiin wiilkiisa ayaa durba dhaliyay goolkiisii 4-aad kadib markii uu saddexley dhaliyay kulan hore.

33 Jirkan ayaa ku rajo weyn in uu dhaliyo gool kulanka Axada kadib markii uu si fiican isugu diyaariyay intii lagu jiray fasaxii xullaka Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan