Muuqaaal: Ka Hor Ku Biiristiisa Liverpool Daawo Xherdan Shaqiri Oo Farsamo Ku Bur-Buriyay Daafaca Man United Ee Eric Bailly

Xherdan Shaqiri ayaa noqon doona xiddig Liverpool ah isaga oo haatan tijaabada Caafimaadka u maraya Kooxda Liverpool iyada oo la filayo In Heshiiska xiddiga Lagu dhawaaqo maalmaha soo socda.

Xiddigan ayaa leh khibrad weyn oo premier League ah isaga oo horyaalka ka ciyaarayay tan ilaa 2015 markii kaga soo biiray kooxda Inter Milan.

Shaki la,aan taageerayaasha Liverpool ayaa ku farxi doona marka ay arkaan farsamooyinka xiddigan hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa farxamo waali ah oo uu ku sameeyay daafaca Man United ee Eric Baily Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan