Luis Suarez Oo Iska Waayay Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Ay Shabakadda Goal.com Ka Diyaarisay Kulanka El-Clasico, Ayaase Kasoo Muuqday?

by Abdirahman Qoslaaye | Friday, Dec 2, 2016

Shabakada ciyaaraha caalamiga ah ee Goal.com ayaa soo xulatay shax ay ka keentay isku darka kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ka hor kulankooda adag ee Camp Nou ee todobaadkaan ku dhexmari doona, hadaba ayaa ku soo baxay shaxdaasi ?

Goolhaye: Ander Ter Segen, wuxuu booska kala baxay qabtaha Madrid ee qaab ciyaareedka fiican ku jirin ee Navas kaasoo ilaa haatan kaliya hal kulan kala baxay shabaq nadiif ah.

Daafacyada: Dani Carvajal, Gerard Pique, Sergio Ramos, Marcelo

Khadka Dhexe: Sergio Busquets, Modric, Ivan Rakitic

Weerarka: Neymar, Messi, Cristiano Ronaldo

el

Like it? Share it!

1 Comment so far. Feel free to join this conversation.

  1. Cabdalle 02-12-2016 at 3:37 pm - Reply

    Reer laacib naga daaye tageerada aad wadan wa is ogtihin hadi kale macamil la,aantina wa si badane

Leave A Response