Luis Enrique Oo Soo Saaray Kooxda Uu Caawa Kaga Hortagi Doono Barcelona, Ayaa Ku Soo Baxay Liiskaan ?

by Abdirahman Qoslaaye | Wednesday, Oct 19, 2016

Luis Enrique ayaa soo saaray kooxdiisa Barcelona ee uu caawa hor tagi doono kooxda Manchester City wuxuuna kooxdiisa ku soo daray xidiga ay ciqaabta ku socoto ee Aleix Vidal kaasoo kamid ah 21 xidig ee uu soo saaray.

Jordi Alba iyo Sergi Roberto ayaa labadaba kasoo laabtay dhaawac ay ku seegeen kulankii Deportivo de la Coruna laakin Jasper Cillessen ayaa wali maqan

alba

Kooxda Oo Dhameystiran.

Ter Stegen
Masip
Piqué
I. Rakitic
Sergio Busquets
Denis Suárez
Arda
A. Iniesta
Luis Suárez
Messi
Neymar Jr
Rafinha
Mascherano
Paco Alcácer
Jordi Alba
Digne
S. Roberto
André Gomes
Aleix Vidal
Umtiti
Mathieu

Like it? Share it!

8 Comments so far. Feel free to join this conversation.

  1. abshir 19-10-2016 at 8:20 pm - Reply

    caawa hadaan sadaliyo mancity wey iska celinysaa Catalan waayo waxa wata macalinkii h--e we barca pep guardiola oo garanaya taticks barca ahna ninja baray taticks kaa sidoo kalena city ciyartoy bey kenty soda lora sane gondogan stones nolito kuwasa garaacaya barca 3 eber bey Ku badinysaa

  2. sharmaarke 19-10-2016 at 8:13 pm - Reply

    caawa waxan badinysa man city waayo waxay keenty ciyaartooy cusub soda nolito stones gondogan iyo lora sane guul sky blue 3 eber bey Ku badinysaa

  3. ????? 19-10-2016 at 5:47 pm - Reply

    barce XI Suarez,messi,neymar,iniesta,rakitic,Sergio,digne,alba,umtiti,pique& terstegen
    barce 4_2 city messi3 suarez1 Sergio kun 1 nolito1 FÖRZÆ BARCELONA

  4. Siciid.cabdi.guuleed.qayre 19-10-2016 at 4:34 pm - Reply

    Luis,Enrique.wuu isbarayaa.caawa.sidu.horba.ugaraacay.isoo bayr.jooga.markaa.pep,Guardiola.caawa.Camp,Nou caawa.waalgugaraacayaa.pepGuardiola Barcelona 4 man,city o waxaa.dhalinaya M.S.N hadii.hilaahay.yiraa.caawa.marke.goorsheegtu.tahey 9:45pm habeenimo

    • koore 19-10-2016 at 4:48 pm - Reply

      1-gool haye. tersrengar
      4-difaaca. roberto.piqe.mascerano.jordi
      3-khadka dhexe. ineista.rakitec.besquet.
      3-werarka. M.S.N

  5. Siciid.cabdi.guuleed.qayre 19-10-2016 at 4:33 pm - Reply

    Luis,Enrique.wuu isbarayaa.caawa.sidu.horba.ugaraacay.isoo bayr.jooga.markaa.pep,Guardiola.caawa.Camp,Nou caawa.waalgugaraacayaa.pepGuardiola Barcelona 4 man,city o waxaa.dhalinaya M.S.N hadii.hilaahay.yiraa.caawa.marke.goorsheegtu.tahey 9:45pm habeenimo

    • koore 19-10-2016 at 4:59 pm - Reply

      CODSI GUUD
      Fadlan hadii aad noo awoodaan.
      Waxaan codsanaynaa hadaanu nahay dhamaan akhristayaasha kooxda.com.
      inaad noo samaysan ogaanshaha carabka qabanaya kulamada waawayn.
      tusaale ahaan.
      mancity vs barcelona (casim shuwaal)
      mahadsanidiin

Leave A Response