LIVE: Halkan Si Toos Ah Ugala Soco Dhaq Dhaqaaq Kasta Oo Suuqa Kala Iibsiga Bisha January Ka Dhaca -Tabin Qoraal Ah Oo Toos Ah.

by Mohamoud Batalaale | Saturday, Jan 20, 2018

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha Janunary ayaa furan waxayna kooxaha Yurub ugu waa wayni haddaba diirada ku hayaan in ay la soo saxiixdaan ciyaartoy ay u arkaan in ay safafka kooxahooda xoojin u noqon karaan, laakiin sidoo kale waxaa jira kooxo doonaya in ay iska iibiyaan ciyaartoy aan muhiim ka ahayn qorshahooda xili ciyaareedka waxaana la filayaa in ay jiri doonaan saxiixyo muhiim ah oo lala kala wareegi doono. Hadda waxaa la sameeyay saxiixyo qaali ah balse wali waxaa la filayaa in ay kuwo kale jiri doonaan.

Philippe Coutinho oo tan iyo suuqii xagaagii si wayn loola xidhiidhinayay Barcelona ayaa ugu danbayn ku wareegay lacagtii labaad ee abid ugu badnayd ee uu ciyaartoy koox kale ugu wareegay waxayna hadda Liverpool suuqa ugu jirtaa badalkiisa. Alexis Sanchez, Thomas Lemar, Riyad Mahrez iyo xidigo badan oo kale ayaa suuqa in badan looga hadalyaaa.

Saxiixyada kale ee ugu muhiimsan ee suuqa kala iibsiga bishan january laga samayn karo waxaa isna ka mid ah xidiga kooxaha waa wayni sida xoogan ugu dagaalamayaan ee Leon Goretzka oo ka tirsan kooxda Schalke 04 kaas oo ay  Bayern Munich, Liverpool, Arsenal iyo Barcelona yihiin kooxaha xiisahooda la diwaan galiyay.

Laakiin waxaa jira ciyaartoy badan oo kale kuwaas oo suuqa lagu hadal hayo ama lala kala wareegi doono inta uu suuqu furan yahay. Shabakadaha Laacib.net iyo Gool24.net ayaa si wada jir ah idiinku suurtogaliyay in maalinkasta min 9:00 subaxnimo ilaa saqda dhexe ee habeen aad si toos ah halkan ugala socon kartaan dhaq dhaqaaqa suuqa kala iibsiga.

Haddaba halkan Si toos ah maalinkasta iyo habeen kasta ugala soco wararka suuqa kala iibsiga ee inta lagu jiro bishan January ee uu suuqa kala iibsigu furan yahay.

112 Fekradood ayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1. Muhamed fruit Aden Ali 20-01-2018 at 4:10 pm - Reply

    Runtii waa Arin Qalib ah in sanad walba ciyaartow lakala iibsado.Qorayaasha sharafta leh Dhamaan way mahadsanyihiin.

  2. warsame 20-01-2018 at 3:56 pm - Reply

    women useless naga seexda sanchez idinma so socde

  3. anwar. .k.k 20-01-2018 at 11:33 am - Reply

    waaxda laacib safaris ad ino so gubisan maxuma lakin waxa jira warar breaking news ah oo adan ciyow so dhigin barta shaqalaha miya yar mise adinka ayanan isku taxlujin si oga caqab tirtan aqristayashina

  4. neymar 19-01-2018 at 9:49 pm - Reply

    axzaxabta laacibnetka ka wrama xaalka ronaldo mishaae badan ayu rabaa kooxduna waydidanthy messi oo sanadki qaaadanaya 50milyan isaguna qataaa 25m markaas ninkaasi waa kacsan yhy

  5. neymar 19-01-2018 at 9:40 pm - Reply

    sanchez hadu naga wrcday anagu waan isku kalsonhy waaa citu ye

  6. Abdalla 19-01-2018 at 8:07 pm - Reply

    WELCOME ozil to the best team in the world

    Suarez
    Dembele Messi

    Coutinho Ozil
    Busquets
    Alba Samedo
    Umtiti Pique
    Ter Stegen

  7. Caaqilka 19-01-2018 at 2:32 pm - Reply

    sancheZ welcome to theater of Dreams

  8. Abdirashid j 18-01-2018 at 11:48 pm - Reply

    Sanches man U fans dhan waa ku sugayaan adi please imow

  9. Anas fantastic 18-01-2018 at 6:40 pm - Reply

    Sanchez muuu iga imaado aynu ku raxeysno kubadiza figta ah coming soon zanchez

    • suhayb kariim 19-01-2018 at 4:10 am - Reply

      walee jose morinho intuu joogo man united iney hormar gaareynin

  10. Zaakir 18-01-2018 at 4:46 pm - Reply

    Asaxaabay Hidii bulawaayo Badalo kiisaa
    Lahelaa markaa hawer warina

  11. axmed 18-01-2018 at 1:20 am - Reply

    aragtidayda waxa weeye inuuu sanches uwareegi karo man united laaaakin pleyarada kale mafahansani

  12. Azoozi 17-01-2018 at 11:23 pm - Reply

    Oumanyanaga fly emirates kasooo tag hee so dhow hee sxb

  13. qadar mohamed 17-01-2018 at 10:31 pm - Reply

    Sanchez to man utd

  14. Said Hersi isse 17-01-2018 at 9:34 pm - Reply

    Welcome Pierre-Emerick Aebamayeng wan Ku sugeyna Adoo lanbar ( 7 ) xirtay oo gunners fly emmartis lagugu soo dhaweyay

  15. maalqabeen xaaji ciise wiilkiisii 17-01-2018 at 2:04 pm - Reply

    laacib wax warbixin ah oo ku saabsan suuqa laydin kama hayo waxaanad kusoo qorateen live

  16. Muxamed cabdilaahi Zaahidka 16-01-2018 at 10:44 pm - Reply

    Waxaan doonaynaa saxiixa koowaad ee vidal

  17. fatxi ibrahin 16-01-2018 at 10:37 pm - Reply

    Saacadaha Soo socda waxa ka Soo dagi doonaa garoonka old trafod ciyar yahanka alexis sanches ma run baa

  18. Abdirahman jookar 16-01-2018 at 4:35 pm - Reply

    Auboyang warkiisa ayaan rabaa teeda kale sanchez man city cidaan ahayn siin mayo

    • cabdiraxman beena beene 18-01-2018 at 9:48 am - Reply

      Waa hadii lagaala tashanayo arinta sanches sxb sare
      waxaa diyaar u ah man united
      Iska sabra reer arsenal

  19. adam 15-01-2018 at 9:09 pm - Reply

    sancheZ xaladisu halkay maratsaa

    • Hassan united boy 16-01-2018 at 12:29 pm - Reply

      Wlcme sanchez waa sugi laa ahay inaa arko asagoo 7 loo dhiibay

  20. Magacu waa Ayman 13-01-2018 at 1:56 pm - Reply

    Arsenal wax kasoo kordhy ma jirto

    • Mustafa 14-01-2018 at 10:45 am - Reply

      arsenal cidna ma rabto ee sxb Chelsea adigu kusoo biir

  21. Farfareeye 13-01-2018 at 1:04 pm - Reply

    Asxaabta fikirkoda sodhiibtay dhamantiin waan idin salaamayaa!
    Waxan idinku darsan lahaa Afka somaliga mahan oo kaliya inaad ku hadli karto oo kaliya hala Barto khoraalada . Waxad khoreeysan qof fahmi karto malahan hala barto khoralka somaliga .

    Mvh Farfareeye

    • Jr Aminov 16-01-2018 at 11:26 am - Reply

      Adiguna Waa Inaad Iska Saxdaa Sida Loo Qoro Af Somaliga “khoraal” ayaad Qoraysaa
      “Qoraal” Sidaasay U Qorantaa

      Jr. Aminov

  22. Gâdh Lïpaax 13-01-2018 at 10:54 am - Reply

    reero city wuxuu hoonku
    kaga dhagay Alex sancho
    aderayal haku mazhqulina
    wiilka arsenal ee calamka udonta
    weeraryahan idin buuxiya
    pooskiza lama filaanpa
    waaka soo zocda markuu
    red devils uu kaso dago
    viva Alex

    sidoo kale an zoo dhaweeno
    wiilka rer calombia iyo koxda
    barca yerri mina wlcome

  23. abdirahman 12-01-2018 at 7:08 pm - Reply

    sanches wuxu ada ya man city sida an u maley nayo

  24. warsame 12-01-2018 at 5:13 pm - Reply

    waxaan leyahy was in mourinho Keenan Alex Sanchez city waan Kyla dagaali doonaa iibkiisa waxaana ladiin doonaa munshaar uu ku qanco

  25. mahdi 12-01-2018 at 1:19 am - Reply

    Anigo ah Arsenal fans waxn leyhy Wenger out quickly

  26. taaraa 10-01-2018 at 12:26 pm - Reply

    aduunka barca ayaa hadda heysato
    hala kala dishoodo

  27. Sahalovely boqorka rabka 10-01-2018 at 9:28 am - Reply

    Asxabey heshiska barca waay ku faaiedey

  28. C/risaaq Nuurre 10-01-2018 at 9:15 am - Reply

    CSWW WALAAL

  29. baashe 09-01-2018 at 5:14 pm - Reply

    war anigu Wenger baan waali kaqaaday Ku lahaa 20jiryar buu lasoo ordayaa halka waawaynka la uruursanayo

  30. Mohanad shaikh 09-01-2018 at 4:20 pm - Reply

    Aniga waxa layaba nahay ninka mun utd macalinka ka ah qof dhan oo lafdhabar ah Ayaan rabaa hadi lee keni waayo waan baxa ayuu dhahay waxas waa wax lagu qoslo N’Golo kante waa ka habarta Jesé Mourinho sxb riyada ka kac Jesé

  31. sigane ali 09-01-2018 at 2:03 pm - Reply

    coutinho waxn urajena kubad fcn lkn kubadisa waxy talaa anfild
    liverbool lacagta coutinho way anfacesa waxn ku so,gadena asago kle wayo lama aqon marka so,gadeny asaga sporska wa kanacsi marka mid ka.lacibsn ayaa rajenayna coutinho hada nahy liverbool

  32. samiir 08-01-2018 at 2:54 pm - Reply

    coutiho waa ciyaartoy Barcelona ah had a

  33. samiir 08-01-2018 at 2:52 pm - Reply

    coutiho wuxuu ubaahan yahay koobab liverpoolna hada way kasoo dhamaatay marka xaq wuxuu u leeyahay inuu iskaga tago Liverpool

  34. Houssein 08-01-2018 at 9:37 am - Reply

    Anigo ah tagero Barca ah wxaan madamaa aan lasowareegnay continiho waaa ino faraaxaad

  35. Hamze 08-01-2018 at 7:39 am - Reply

    Aniga Oo arsenal
    Taageera waxaan
    Leeyahay madax da
    Na adiga arsenal
    Wenger out wenger out wenger out
    Welcome Mikel arteta welcome Mikel arteta

  36. Hamze 08-01-2018 at 7:34 am - Reply

    Man united waxay doonaysa sexeexa kubad sameeyaha reer Germany ee mes’ut ozil

  37. Ab,deeq 07-01-2018 at 3:10 pm - Reply

    Aniga oo Ah
    tagero Manchester city
    waxa is leeyahy Allexis sanches
    ha is ka jogo Arsenal Maxa yelay
    waa Nin Aan Aqon isku hayneynta Kubada
    Ciyaartoyda koxdeyda Man city
    isku hanaynta yaqan sanches Wixisu haa Haman
    laag laag Aan Taxadir lahyn yacni Faido daro
    ku darso meesha wax joga Nin lipax
    search kun Anguero

    • Harzad 08-01-2018 at 1:32 am - Reply

      fc barcelona waxa ey sameysey lacibka brazil ogu kubada qurxoon
      waan guul usoo hoyatey magaalada catalonia iyo inta xiseysa kubada qurxoon ee the catalans ey caanka kuyihiin

      chelsea iyana waxey lawareegtey wiil kuficna inuu bedelo jawigiisa ciyareed madaama uukusoo biirey naadiga weyn ee chelsea waxan aminsanahy inuu kamid noqon doono lacibiinta uu kutirsanaan foono qaranka ingriiska

  38. fahat 07-01-2018 at 1:12 pm - Reply

    Waxan Sugi la ahay in ay Liverpool ku dhawaaqdo ciyaaryan cusub

  39. zaki fantastic ali 07-01-2018 at 11:13 am - Reply

    Hasocoto hawshu

  40. cumar bile denis 07-01-2018 at 9:41 am - Reply

    waxan aad ugu faraxsanhy inan laso waregny da yarka reer barazil coutinho waxna sdo kle rajeynaya inan laso waregno kubad sameeyaha arsenal ozil

  41. Abdi rahman 07-01-2018 at 8:54 am - Reply

    Waxan jeclan laha man city ine kento sanchez iyo wa ninka kliya hada nga dhiman

  42. Ababulow 07-01-2018 at 3:12 am - Reply

    DAG DAG RIYAN MAREZ OO CAFIMADKA UMARAYO LIVER POOL MANTA OO AH SUNDAY

  43. cabdikarem ahmed yusuf 06-01-2018 at 10:37 pm - Reply

    nadiga chelsea ayaan tageraa waxan donayaa in chelsea ay kento sagaal sidaa lawandoski o kalaa

  44. Ahmed Abdulkadir 06-01-2018 at 1:49 pm - Reply

    wenger hakatago Arsenal mourinho isna sida ha isu dhaamo

  45. abdifatah 06-01-2018 at 1:02 pm - Reply

    Sanchez inuno taga marabno wllyalo

  46. liig 06-01-2018 at 12:19 pm - Reply

    fantastic chelsea

  47. c/ raxmaan maxamed aadan 06-01-2018 at 11:40 am - Reply

    waxyaabaha macquula ku hadla waxaad leeedihin messi waa curyaan haduu yahay reer real any score Kuma jabiyeen zxpayal caqliguna idinkuma filmee

  48. taagerayaasha man waa kuwo isku xidhan hormarka naadigana ku fikira mar kast curyanka an waligiis xulkisa wax u qabanin ee bajaqlona ku dhex inkaean uma bahna man u ee cr7 ayaa joogey man imana doona xidiga aduunka viva cr7 kkkkk chelsei ma conte ayaa meel gadhsiin waar anaga shan ta ingiriiska iyo tan is banish ee bajaqlona mida duco iyo habaar ugma baahnin
    kkkk barca ku lahaa isco ayaan doonayna lagu waa

  49. alvaro morata 06-01-2018 at 11:31 am - Reply

    Ross Chelsea booz ka helimayo bakayoko hala cayriyo wax ma tare weeye

  50. jeylaani cabdi cisman 06-01-2018 at 12:40 am - Reply

    waxan leyahay barca hadaysan countinue keenin war mayaalo wingersna meesha iska qaada

  51. B_sufi 06-01-2018 at 12:06 am - Reply

    Ross Mel usan bos ka heli karin ayu aday runtii soryy

  52. Echo Liverpool 05-01-2018 at 3:22 pm - Reply

    waxaa layiri women united wxaa loo sadaalinayaa champions league kawarama kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  53. Echo Liverpool 05-01-2018 at 3:17 pm - Reply

    weerar yahanka kooxda reer German ayaa isku dhac dhanka milkilayasha dareemay

  54. Echo Liverpool 05-01-2018 at 3:15 pm - Reply

    deg deg Liverpool oo Ku dhawaqday saxiix amaah ah inay Ku heshay Thomas Muller kaas Ku sugnan doona labo sano

  55. baraawe 05-01-2018 at 2:34 pm - Reply

    waxan rajeynaya in koxda barca Ay helidonto cotinho malmaha sosocda guul barca

  56. Qaysar ali fowsi 05-01-2018 at 3:00 am - Reply

    Hh reeR aRzenal 😌 mrkle iNi suGa

  57. Qaysar ali fowsi 05-01-2018 at 2:54 am - Reply

    shabakada wxn ka codsanaa xili suuqa kla iibsiga chelsea bishaan in nLooso galiyo

  58. Fahad Barre 04-01-2018 at 3:23 pm - Reply

    barca guul insha alah countioho wuxu ka mid noqon doonaa barca

  59. abraham 04-01-2018 at 1:52 pm - Reply

    Ma ahan in countinho uuu uwarego Barcelon milkiilayaasha kooxda gunners wxn odhan lahaaa arinkaaa ka fiirsada

    • Abdisalam 05-01-2018 at 2:32 pm - Reply

      Abraham sxb arsenal fans ina tahay o jahawarer kugu dhacay waxan gartay liverpool iyo arsenal ayad isku qaladay milkilayashay gunners wa iney ka fiirsadan kulaha iney barcelona ka iibiyaan coutinho😂😂😂😂

  60. Khadr pirlo 04-01-2018 at 1:32 pm - Reply

    Waxan idin waydiiyay wax walaac ah miyuu ku jiraa coutinho imida kooxda barca

  61. sharmajr 04-01-2018 at 10:37 am - Reply

    ANIGA ahaan tagerayaasha ars wxaa ushegi lahaaa oo wxaan dhihi lahaa winger Qalad badan mlaha sababto ah waa Dadka milkiiliyasha ah iney lacag so gasho ma ogiyee lacag kumabixinayan tiimka fikirkeyga wakay

  62. Al-Kabitaano Jey De Buzy 04-01-2018 at 10:06 am - Reply

    Hadan ka hadlo arinta ugu weyn suuqa saaidna u qabsatey ee Phillipe Magic Coutinho

    Aniga waxan qabaa inaysay Liverpool iska iibin siina heysto ilaa 2025 ka kadib ay Barcelona ugaga iibiyaan 250m

    Inta kle ha ku adkeyaan

  63. xhaka 04-01-2018 at 9:13 am - Reply

    Gunners War MXd Ka Hyzaa

  64. nor hussein hasssan 04-01-2018 at 9:08 am - Reply

    coutinho waa ahaaday oo barcelona dhankeeda ayuu ubatay
    alexis sanchez waxaan rajeyhaa inuu man city kusoo biiro

  65. Cali 04-01-2018 at 2:49 am - Reply

    Haaa

  66. zaki 04-01-2018 at 1:08 am - Reply

    Waxan oran lahaa arsenal halaga cersho wenger

  67. Jeyte 03-01-2018 at 11:38 pm - Reply

    Man utd maxaa aqbaaraa dhanka suuqa oo lala xiriirinayaaa

  68. babaa 03-01-2018 at 10:54 pm - Reply

    anigoo ah

  69. Mohamed 03-01-2018 at 8:56 pm - Reply

    In my opinion I would expect Chelsea to win and get their three points and catch the pl leaders I know that Arsenal can’t do that because they don’t have the strength to challenge with the other top four teams.

  70. Ozil 03-01-2018 at 7:30 pm - Reply

    Waxan ahay mid ku xidhan lacib net good Kasta lakin benta a reeba waraka qaar sida waxad tidhahden de brune ma ciyaayo hadana wuu ciyaray waxay sababtu

  71. goool

  72. Irad Abdifatah 03-01-2018 at 7:09 pm - Reply

    M United waa koox han ween waa surtagal

  73. Irad Abdifatah 03-01-2018 at 7:05 pm - Reply

    waan soodhaweeynayaa.
    Katagista. Alexis Sanches uu katagayo. Asenal
    waayo kooxad uma baahno nin hiyikacsan.

  74. farhan 03-01-2018 at 6:53 pm - Reply

    Manchester united waa team magaac weyne leh waheyn kudertahy sida Lola sowarego ciyartoy magac waweyne leh sida okaleto Paulo dybala Antonio Griezman @@@ wahkasta kafilo man utd hhhh@@ united for ever @@@ arsenal fan talking behind because they don,t have money kkkkkk. hhhhhhh the girls are always talking behind

  75. Mohaz 03-01-2018 at 6:25 pm - Reply

    Ar Arsenal maxaa news ay haaysaa
    Koly wenger faaido aan leheen ayaa jooge

  76. Asad khalif 03-01-2018 at 3:54 pm - Reply

    Chelsea don’t deserve to win to night b’coz they can’t be title contenders this season I want arsenal to win to night.

  77. Mudtaafi lovelly Garawe 03-01-2018 at 3:30 pm - Reply

    SANCHEZ WAA LAACIB HALISTIISA WATA HADAANU NAHAY TAAGEERAYYAASHA MAN CITY WAXAAN JACALAAN LAHAYN INAANU KEENO ETIHAD WALAW AANU SHAQADA HADA UGU JIRNO sanchez

  78. sacad 03-01-2018 at 2:54 pm - Reply

    Welcome countinho barcelona insha allah

  79. abdi kadir man city van 03-01-2018 at 2:41 pm - Reply

    wxan ubahanahay in aan laso saxixano Alexis, Sanchez Samuel umtiti, fouzi ghulam, weigl, and jony evans

  80. philippe continue 03-01-2018 at 2:25 pm - Reply

    magacaygu waa coutinho wxn jeclaan lahaa camp nue studium

  81. fu aad cartn 03-01-2018 at 2:24 pm - Reply

    CHL 3: 0 ARS

  82. fu aad cartn 03-01-2018 at 2:22 pm - Reply

    zxb mcne iga garsiiya arsenal waxay u bahantahy inay mid ay pilash kuso qaten kala hortagaan blues oo kla

  83. Guray 03-01-2018 at 2:12 pm - Reply

    Wararka ugu danbeyay Suuqa dhnka Kooxda chalsea Wadahadla u socda Riyad Mahris Iyo Arinta David luiz Xgee by marysaa

  84. Hanad 03-01-2018 at 1:47 pm - Reply

    Ilma adeeraylow wengar iyo arsenal iga gaarsiiya iney soo iibsadaan saxiixyadaa waa weyn ee 100m lagu iibsanyo yaaney aniga ii keen wiil yar oo ay 0.5cent lagu soo iibyey hadii ilaahey kuu idmahayo no more dhiikar wlhi

  85. Abdu 03-01-2018 at 1:36 pm - Reply

    Waxaan jeclaan lahaa inaad si cadaalada warka naagu soo tabiso adoo mahadsan waxaan ka mid ahay dadka sida joogtada ah ugu xidhan wabsedka lkn kooxda aan taageero war hufan inaad naga siiso waan jeclaan lahaayn thanks

  86. C/qaadir abuukar cumar 03-01-2018 at 1:26 pm - Reply

    Manchestar united maxaa kacusub

  87. baashi 03-01-2018 at 1:20 pm - Reply

    kkkk rer united messi maad radineysan kkkk

    • moha khaliif 05-01-2018 at 7:56 pm - Reply

      man united messi uma baahna sababtoo ah wax matare weeye

  88. man united dhigaaaa 03-01-2018 at 12:19 pm - Reply

    anaga waxa nahay united wana israc sanahay morinio waa couch kenaa lukaku waa istareka hena wana kuu qanac sanahay hadad united hor markeeda kaa xun tahay adey kutala lakin hadi laa firiyo dhanka suqa kala ibsega hal ciyartoy oo yar maa radineyno waxan radineyna ciyartoy magacoda laga baqo oo kala ah antonio griezman paul daypala masut ozil iyo ronaldo wana ku guleysan dona wan salaman tahiin ree laciib net

  89. abdalla muza 03-01-2018 at 12:11 pm - Reply

    forca barca waan rajaynay inuu yimaado coutinho

  90. Ibrahim 03-01-2018 at 11:53 am - Reply

    Maxa kuso kordhey xalada arsenal

  91. Naafic Abdirahman 03-01-2018 at 11:51 am - Reply

    Dhacdada ugu weyn ee loo dhagtaagayaaba
    Waa heshiiska Coutinho #ForcaBarca

  92. Mubarik suleyman 03-01-2018 at 11:49 am - Reply

    Phliph Countinou OpeN Hands whitH Balugrana I A Hope ones Plyer In the World

  93. Mubarik suleyman 03-01-2018 at 11:47 am - Reply

    fc barcelon guul Markasta
    …..

  94. Muahmmed Alcadaala 03-01-2018 at 11:34 am - Reply

    maxaa ka cusub man united

  95. mohamed dhagaxle 03-01-2018 at 11:30 am - Reply

    Momen united mesi bay rabta hhhhhhhh
    Hhhhhhhhh wlhi waan kuqoslay inanka kuleh

  96. Jamaal Abdilahi Yasin 03-01-2018 at 11:18 am - Reply

    Waan Ku Faraxsanahay In Filipe Countinho U yimaado Kooxda Ugu Qaalisan Caalamka

  97. sharmajr 03-01-2018 at 11:17 am - Reply

    hhhhh Women united maxey radinayan l.m10 hhhh. iyo wexey kalo radinayaan bogba wlalkiis

  98. sahlaawi ciise kadiye 03-01-2018 at 11:00 am - Reply

    coutinho uu yimaado barcelona

  99. qays 03-01-2018 at 10:59 am - Reply

    Man United xaarkii mourinho

  100. Zami 03-01-2018 at 10:44 am - Reply

    Wxan rajenayaa inaan lso wreegno Alexis Sanches mdaama uu Jesus glay dhaawac dheer

  101. qaasim 03-01-2018 at 10:36 am - Reply

    waxaan ubaahanahay inan ogaado man united suuqa yay ku dhow dahay majirtaa laaciibiin ku soo food leh man united

    • Zami 03-01-2018 at 10:46 am - Reply

      Women united wxay raadinyaa Messi
      Hhhhhhhh

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan