Lionel Messi Oo Shaaciyay Labada Kooxood Ee Barcelona Ka Qaadi Karta Champions League Xilli Ciyaareedkan

by Saed Balaleti | Sunday, Feb 11, 2018

Xiddiga Barcelona Lionel Messi ayaa ka hadlay kooxaha uu filayo inay kooxdiisa kula tartanto Champions League xilli ciyaareedkan iyadoo isbuucaan uu dib u bilaabanayo tartanka ugu xiisaha badan qaarada Yurub.

Lugta koowaad ee wareega 16ka Champions League ayaa la ciyaari doonaa habeenka Talaadada iyo Arbacada iyadoo Barcelona ay wajaheyso Chelsea halka Real Madrid oo koobkaan difaacaneysa ay is arkayaan kooxda Paris Saint-Germain.

Inkastoo uu Messi sheegay inaan la dhayalsan karin Real Madrid hadana waxa uu xusay in kooxaha Manchester City iyo Paris Saint-Germain inay yihiin kuwa looga baqayo inay hantaan koobka xilli ciyaareedkan.

Sida ay qortay Daily Mirror, Messi ayaa yiri: “Manchester City waa mid ka mid ah kooxaha ugu xooga badan ee jooga si la mid ah Paris Saint-Germain.

“Sidoo kale kama saarayo Real Madrid marka laga hadlayo tayadooda iyo khibradooda, inkastoo aysan gaarin natiijooyinkii laga filayay.

“Ka dib waxaa joogta Bayern Munich oo ah koox kale oo weyn oo ilaa iyo dhamaadka ciyaar doonta. Si kastaba, maanta labada kooxood ee ugu fiican waa City iyo Paris Saint-Germain.”

22 Fekradood ayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1. pogba 12-02-2018 at 11:46 am -

    messi wa nin Mel dher wax ka firiya xaqiq city iyo PSG wey leyihin awod lkn waxy ilowsan yihin inany ahyn nadi champion

  2. Mohamed Cato 12-02-2018 at 11:16 am -

    sharma sxb lama dhihi karo Munich iyo real madrid aya kfcn PSG mana dhihi karno kuwa kale waa ciyaaal maxa yeeley wxn waa kubad cad iyo madoow waaaye marka been ma ahan Byrn Munich iyo madrid iney ciyaartooy tayo leh joogan saaas ay tahy madhihi karno ayagaa ugu fcn.

  3. Mohamed Cato 12-02-2018 at 11:11 am -

    horta been kuma sheegin Messi in Man city iyo PSG ciyaaartoy qibrad u leh champions leageu ga joogan lkn ma ahan micnaheedu iney qaadayaan cup ka, Aniga Real Madrid baan taageera waanu hubaal inaan kaalinteeenu kaqaadineyno UEFA ga maadaama anaga kujirno xili ciyaaareed keenu xuntahy hasa yeesha kulanka xigo PSG VS real madrid waa kulan anaga muhiim inoo ah wxana rajeyneynaa inaan guul ka gaari doono PSG, teeda kale Barca wxey umuuqataa iney yaseyan Chalsea maadama Messi umuuqato inuusan wax cabsi ah kaqabin chalsea oo dhulka kujiidi doonan, calaa itixaal waanu arki doona natiijada.

  4. Mohamed Cato 12-02-2018 at 10:59 am -

    horta been kuma sheegin Messi in Mna city iyo PSG ciyaaartoy qibrad u leh champions leageu ga lkn ma ahan micnaheedu iney qaadayaan cup ka, Aniga Real Madrid baan taageera waanu hubaal inaan kaalinteeenu kaqaadineyno UEFA ga maadaama anaga kujirno xili ciyaaar teenun huntahy hasa yeesha kulanka xigo PSG VS real madrid waa kulan anaga muhiim inoo ah wxana rajeyneynaa inaan guul ka gaari doono PSG

  5. Sharmaa 12-02-2018 at 7:40 am -

    Lio lawada koxod u shegay
    Wa ciyal hhhhhhhhhhhh
    Lkn lawada boqor wa
    Byr much iyo Madrid
    Haye aqyarta kashekeya

  6. xamse 12-02-2018 at 1:46 am -

    hadaad messi,cotinho,dembele,suerez aad tihiin car hooga HAZARD oo kaliya iska celliya
    hazard hadheelsan tolow yaa qabanayq iswaydiiya ma minna mise bkga madhaxlaha ah ninkan hazard waa ninka sanadkan balandorka isku wada hadaad ku celceshaty messi
    16 barca ayaa ku hadhay hadii baryo laga sheekayn waayo waa inoo stanford brige 3:0 usoo diyaar garaw HAZARD hatrik kkkkkķkkkkķ ima aaminaysid lakin waa inooo……… …. ……hoogii dhacy looma kala harin
    chelsea waa xili ciyaared xunty sanadkan lakin barca sida loogaga9 oohisiiyo way taqaanaa
    zxpp chelsea 7 2 1 barca xagay kamari doontaa shaxdaa
    kkkkkkkkkkkkkk xagan u ciirsi tagnaa ayaa ka dhici zxp

  7. xamse 12-02-2018 at 1:34 am -

    hhhhhhhhhhhhhorta PSG iyo MNCTY hajoogani chelsea meel saar
    barca chelsea burnly ayaa udhiibtee waan soo dhaafi haku seexan marnaba
    hhhhhhh nin dhan ayaa shaqadiisu ku xidhanty zxpp messi
    ariinku sidii hore
    wuu ka duwanyahy
    wadhaf iyo shinbiro war iskama hayan ba la yidhi zxpp
    baarcana chelsea kama war hayso
    chelsea waxay lewdahay ku dhimo soona daawo garoonka markaad soo galayso hoogii hore ee oohinta kala baxdeen kampnuu 2:0
    hhhhhh hanixina waliba inbaa idiin hadhee

  8. xamse 11-02-2018 at 9:45 pm -

    zxbyaal Paris wa nadi tayo fcn sdoo klena man city way fcnthy lkn Paris aya weli guulaha goobka hysa madridna way ka soo bixi Krta ayey fikradadydu thy

  9. maxamuid 11-02-2018 at 9:31 pm -

    Sxb psg hada dad khibrad uleh champion waa joogaan hada hadana waa ciyaartooy dhmn shapaq taaban karo

  10. Abdalla 11-02-2018 at 4:26 pm -

    sifcn buu u hadlay Midka Aduunka ugu fcn. markad Qof Goolasha ugu badan kaadhaliyay Curyaan kutilmaamtid marar badana wajigabax kudhigay qalaas markaas adigaa qof Baqtiyay ah sababtoo ah Curyaan ayaa marwalbo garoonkaga kugu bahdilo, Caruur baa tahay ee Kubadda baro walal

  11. ronaldo9 11-02-2018 at 3:13 pm -

    niyow ninkan messi dadka ma xaqiro sida ciyaatoyda kale xita madrid wuu amna runtanu ka sheega wuxu yidhi madrid lamdhayalsan.karo xitaa hdy xld xun kujirto

  12. Abdiwaasac Hussein 11-02-2018 at 2:50 pm -

    Messi Always Repeats Real IS presnt AND that IS th Reason which evidence THAT IOS blonces repins THE champions legue

  13. c/qani GAANDAA 11-02-2018 at 2:36 pm -

    nin wx badan og weeye leo messi runtii plc mancity &psG waa kamuu qataa awoodooda qoraxna sacabo laguma qariyo by dhahadaa soomaalidu

  14. kmaan 11-02-2018 at 1:47 pm -

    Labda kooxood ee laysku wareerinayaa awood way leeyihiin ciyaartow fiicn way hysataan laakiin xaga koojajka ayay kula khibrad badan yihiin

  15. kmaan 11-02-2018 at 1:46 pm -

    Labda kooxood ee laysku wareerinayaa awood way leeyihiin ciyaartow fiicn way hysataan laakiin xaga koojajka ayay kula khibrad badan yihiin

  16. Bashiir 11-02-2018 at 1:42 pm -

    Kooxda kubada cagta ee baris wa koox aad
    Udag sababtoo ah waa koox ciyartoyadedu anay ka dhicin inta ciyaaraysa iyo inta fadhida
    Lkn koxda man city aya yana kox ad dardar badani uga muqato

  17. nuur 11-02-2018 at 1:35 pm -

    Labada koxood o messi shegy wa laba koox o awood leh lkn khibrad ayy u bahan tahy koobkan aniga leh kaligis ayn ba u tartamaya viva real

  18. mancehester city 11-02-2018 at 12:50 pm -

    manchester city ciyar yahano tayo leh ayay haysata sida de bruyne oo kle lkn psg ma wxy ku fanaysa neymar iy mppabe oo kliya

  19. nasta 11-02-2018 at 12:40 pm -

    hhhhhhhhhhhh roger that coming in hot psg guul

    iyadaa leh sanadkan championkan

  20. bashiir 11-02-2018 at 12:30 pm -

    adeer xaqiraadu ma fiicna, labada kooxood ee uu tilmaamay ma sahlana, kubadda ninka garoonka ku jira ayaa og, soomaalidu wexey tiraahdaa habar fadhida legdini u fudud, soo jireen haduu jiro waa kuwaaas

  21. A a m 11-02-2018 at 12:01 pm -

    Moha taageero nimo iyo kalo saar xaqiiqada city koox kasta way tumaysaa marka laga reebo barca real madrid iyadana sanadka isuguma toosna lakin waxay haysataa ciyaartow khibrad leh wax walba ka filo

  22. moha 11-02-2018 at 11:51 am -

    hhhhh wxn aaminsnhy in lbdu ayna 16 dhaafay lbda carabta meesha soo jireeen baa maraya marks buu cagan Ku rimis LA wareegya curyaanka Ku dhha bal horta Chelsea ka soo bx curyaan waligaana goool ka dhalin may side man city wuxu umanaya pep dartii BL PSG na ma neymr baa dad ka dhigi Hala Maddird