Kooxda Barcelona Oo U Jawaabtay Cristiano Ronaldo: “Ciyaariyahanka Ugu Fiican Taariikhda Wuxuu Joogaa Camp Nou”

by Abdirashid Mohamud "SHarDinHO" | Tuesday, Dec 12, 2017

Afhayeenka Gudiga maamulka kooxda Barcelona Josep Vives ayaa u jawaabay weeraryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo kaas oo isku sheegay kan ugu wanaagsan taariikhda kubadda cagta markii uu gudoomay abaalmarintiisii shanaad ee Ballon d’Or, waxeyna aaminsan yahiin kooxda ka dhisan Catalonia in Lionel Messi uu yahay caqliyan kan ugu weyn taariikhda.

Balaugrana iyo Real Madrid wuxuu marayaa heerkii ugu sareeyay, waxeyna heystaan xidigaha ugu fiican kubadda cagta waqtigaan, tiiyoo ay jirto in Ronaldo uu 4-jeer hantay biladaha shaqsiga ah shantii sano ee ugu dambeysay waana shaqadii ugu adkeyd oo uu sameeyo hogaamiyaha Portugal.

“Waan xushmeynayaa Ballon d’Or iyo sidoo kale Cristiano Ronaldo” ayuu yiri Vives oo ka hadlayay shirkii jaraa’id ee gudiga maamulka kooxda Barcelona.

“Waxaan mar walba u tixgelinaa ciyaariyahan weyn, hadana tartame ah”

“Balse halkaan Camp Nou, waxaan aragna 15-kii maalin walba ciyaariyahanka ugu wanaagsan tariikhda kubadda cagta waana Lionel Messi”

Dhanka kale Vives wuxuu ka hadlay go’aanka Mascherano ee ka tagista kooxda, wuxuuna ka sheeegay war wanaagsan.

“Mascherano wuxuu kasbaday xushmad” ayuu yiri Vives.

“Sida uu tababaraha yiri, kadib suuqa January, kooxda ay noqon doonto mid xoogan, ma noqon doonto mid daciif ah”

16 Fekradood ayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1. c/rahmaan 12-12-2017 at 4:34 pm -

    mucjidasada kubada cagta waa meesi

  2. ahmet Gb 12-12-2017 at 2:24 pm -

    Ani wxaan qapaa inaan waligeed dunida soomariN leo messi ookle lkn Cr7 wuu dadaaleY
    Pilado padana wuu soo Hooyey taasi miCneheedu maaHa inuu laacipka dunida soomara kii u fcnaa apid uuyaHey messi kupadiisa
    ani waaN kuraaxeystaa anoo #madrid Hdana Taageero qofwalpana maxaqiri karo kupada Messi

  3. yaxye 12-12-2017 at 2:13 pm -

    Who is the greatest player in the world?”

    Cristiano: “I’m am the greatest player of all time.”

    Pelé: “I’m the greatest player of all time.”

    Maradona: “I’m the greatest player of all time.”

    LIONEL MESSI: “I don’t know, I think there are a lot of great players.”

  4. bulaa Cade 12-12-2017 at 1:39 pm -

    kooxda aduunka barca laacibka aduunka Messi boqorka baaska xavi maclinka qadka dhaxe iniesta weerarka aduunka MSN kooxda aduunka barca marka ku dhahaayo koox barca ka kubad ficn dunida kuma arag muxaafad iyo mucaarad wey og yihiin mida laacib aduunka Messi marka ku dhahaayo laacib ka fcn kubada cagta ma so marin iniesta qadki dhaxe ugu ficna tariikhda kubada cagta so maro weye boqorka baaska xavi kubad kheybiyahii ugu ficna tariikhda kubada cagta so maro weye weerarka aduunka MSN marka ku dhahaayo weerarkii ugu ficna tariikhda kubada cagta weye tageero nimo hadda u hadli lahaa waxa dhihi lahaaa werarkii ugu ficna wa MSD lkn mhn MSN be ah werarkii ugu ficna in kastoow u neymer ka tagay

  5. bulaa Cade 12-12-2017 at 1:33 pm -

    xidiga kaliya El calacico ugu golasha bdn uguna cawinta bdn Messi weye xidiga kaliya 50 gool dhalin ku qaday Messi weye xidiga kaliya 21 kulan isku xiga golal dhaliyo Messi weye xidiga kaliya gool dhalinta ucl 4 jeer xiriir qaado Messi weye xidiga kaliya laacibka aduunka 4 jeer xiriir qaado Messi weye xidiga kaliya 91 gool dhaliyo hal xili ciyareed Messi weye sababtu magic ku yahay wa sida

  6. bulaa Cade 12-12-2017 at 1:30 pm -

    hadda dumar thy caruurta ayeeyo u noqan dontaa ba ugu shekeeyna laacibki ebed ugu ficna tariikhda kubada cagta so maro ba dawaday ba dhehe hadda rag thy waxa caruurta awoowe u noqan donto ugu shekeeyna laacibki ebed ugu ficna tariikhda kubada cagta so maro ba dawaday ba dhehe magic Lionel Messi kubada cagta u baahan runti

  7. bulaa Cade 12-12-2017 at 1:28 pm -

    Messi Messi Un ba ka laacibsan runti

  8. bulaa Cade 12-12-2017 at 1:28 pm -

    magic Lionel Messi kubada cagta u baahan runti

  9. c/fataax 12-12-2017 at 12:21 pm -

    messi waaa mucjisada kubada cagta cr7 waa kan labad eeee adunka ugu lacib san marka aniga waxa le yhy barcelona waxay hysta lacibka adunka uhu fican wana jclnhy kubadisa wana cawiyw wayn (kubadisa waaa lagu raxaysta)

  10. c/fataax 12-12-2017 at 12:21 pm -

    messi waaa mucjisada kubada cagta cr7 waa kan labad eeee adunka ugu lacib san marka aniga waxa le yhy barcelona waxay hysta lacibka adunka uhu fican wana jclnhy kubadisa wana cawiyw wayn (kubadisa waaa lagu raxaysta) lkn anaga lacibkena cr7 runti waa kan 2 adunka

  11. çāßdìqãñí shîdê máxáméd 12-12-2017 at 12:15 pm -

    maha. ciyaar yahanka aduunka mucjisada leh ragbaaa dunida ka goostay oo ah maradoona

  12. Somalia boy 12-12-2017 at 12:00 pm -

    Cr7 Wa laciibka adunka Wa kan kubaada cagta mucjisaa ku ah Wa fantastic xagaa teamka iyo nationally Mid kale loe Wa fcn yahy isagaana ma xumoo Lkn cr7 aya ka wanagsn kanaa badan bilaada shaqsii ah

  13. hanad 12-12-2017 at 11:39 am -

    cr7 waa nin aan gacan u tagay ka dhabeya wax walipa Ku rabo

  14. Dabcasir 12-12-2017 at 11:39 am -

    Hadii alle ku idmahayo Messi waa mucjiso waa la huba wuuna ka kubad qurxan yahay CR7 laakin haddi alle ku idmahayo 5tii sane ee u dambaysay 4 ka mid ah waxa laacibka aduunka noqday CR7 aaway Messi

  15. Toosow 12-12-2017 at 11:21 am -

    Leo waa laacib lkn Laacibka Taariikhda waa CR7 maxaa yeelay wuuka Bilada badan yahay sida wadankiisa guusha uu usoohoyiyay lkn Leo waa Laacib Naadi waana Midaas mida lagu dhaafay lkn aniga Blondor weeka wadasimanyihiin markii lafiiriyana isku Boos mahan Leo waa Fantastic aniga markaan Leo arko Kubadiisa wuu goaamiya Ciyaarta halka uu CR7 uu kuxanaaqo sxbadiis taasina waa waxkale Anyway 4me Leo waxaana ahay Taageere R.madrid

  16. yacquuub 12-12-2017 at 11:07 am -

    waa xaqiiq taasi Laacibka Uguweyn tariikhda waa Leo Messi waana Ciyaaryahan kubad mucjiso leh