Kooxaha Ka Qeybgalaya Tartanka Koobka Kooxaha Aduunka Oo Soo Saaray Liiska Ciyaartooydooda Ee Kaga Qeyb Galaya Tartankaas, Madrid Oo Wadata BBC

by Abdirahman Qoslaaye | Thursday, Dec 1, 2016

Qeybtii 13aad ee koobka kooxaha aduunka ee FIFA Club World Cup ayaa dhawaan la ciyaari doona bisha soo socota iyadoo lix kamid ah shanta todobo kooxood ee ka qeyb galaya tartankaas ay haatan xaqiijiyaan xidigaha y ula safri doonaa dalka Japan.

Koxoda kaliya ee dhiman ee aanan ciyaartooydooda soo dhameystiran ay tahay kooxda tartanka wadankeeda lagu ciyaarayo ee J-League waxaana maalinta sabtida ah ee 3 December ciyaari doona lugta labaad ee fianlka tartankaas Urawa Red Diamonds iyo Kashima Antlers waxayna kooxda h--e hogaanka ku heysaa  1-0.

ronaldo-pepe-coanterao

Dhamaan lida kooxood oo kale ayaa dhameysiray liisaskooda min 23-ka ciyaartooy ee uga qeyb gali doona tartanka waxayna kooxaha tartamaya kala yihiin guuleysteyaasha Copa Libertadores ee Atletico Nacional kuwaasoo ay heysato murugta kooxdii ay COpaSudamerica la ciyaari lahaayeen ee Chapecoense ay musiibo kula dhacday Medellin.

Guuleystayaasha UEFA Champions League Real Madrid, kooxda sideeda jeer tartankaan kasoo muuqaneysa ee Auckland City, guuleysteyaasha Club America, iyo kooxaha Jeonbuk Hyundai Motors amelodi Sundowns.

Halkaan Ka Arag Liiska Dhamaan kooxaha Oo Dhameystitan

Like it? Share it!

Leave A Response