Jamaahiirta Real Madrid Oo Soo Xushay Shaxda Isku Darka Ee Los Blancos & PSG – Ronaldo, Benzema & Bale Oo Booskooda Waayay I

by Saed Balaleti | Tuesday, Feb 13, 2018

Dunida idilkeed ayaa ka warqabta in Paris Saint-German ay heysato weerar aad u fiican xitaa weerarka Real Madrid ma ahan mid u dhigma Kylian Mbappe, Edinson Cavani iyo Neymar sida ay aaminsan yihiin jamaahiirta Los Blancos.

Wargeyska Marca ee fadhigiisu yahay Madrid ayaa cod bixin uu sameeyay waxa ay taageerayaasha ka codsadeen inay soo xushaan shaxda isku darka ah ee Real Madrid iyo PSG waxaana u badnaa ciyaartoyda kooxda Los Blancos.

Laakiin weerarka ay soo xusheen dhamaan waa ciyaartoyda kooxda Paris Saint-Germain, ciyaaryahanka kale ee kooxda Faransiiska ee boos ka helay shaxda waa daafaca midig Dani Alves.

Dhanka goolka waxa xusheen goolhayahooda Keylor Navas halka afarta daafaca danbe ay xusheen seddexda daafac ee Los Blancos Marcelo, Sergio Ramos, Varane iyo daafaca midig ee PSG Dani Alves.

Seddexda khadka dhexe waa ciyaartoyda Los Blancos ee kala ah Luka Modric, Casemiro iyo Toni Kroos, halka seddexda weerar ee afka hore ay dhamaantood yihiin xiddiga PSG ee kala ah Kylian Mbappe, Neymar iyo Edinson Cavani.

Codbixinta la qaaday ayaa muujineysa in tartanka loo galay boosaska qaar ay u dhaxeeyeen dhibco badan sida booska gooldhaliyaha iyadoo boqolkiiba 90 ay u dhaxeysay codadka uu Cavani ka helay Karim Benzema halka boqolkiiba 88 ay doorteen Marcelo marka loo eego daafaca bidix ee PSG Yuri Berchiche.

14 Fekradood ayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1. abdirahman xusen mohmed 14-02-2018 at 8:47 am -

    libaan wu ku cadaabey myaa wa isthe best wlina lama gaarin xligasa u ku fadhisan lahaa waxaad ogtahy inuu wacdro dhigaayo kkkkkkkkkkkkkk

  2. Nabadoon Moha inbu Gurey 13-02-2018 at 4:56 pm -

    Ani waxaan fikiradayda kusoo koobaya
    wx walba wxa goaaminaya 90 daqiiqo oo ay ciyaartu socoto kubaduna waa cadaan iyo madow
    labada dhinacba waxy helaayan fursado ay Ku gaari karaan guulo marwalbana wxa gacan saraynaaya hadba kooxdii lugta kuhaysa Banooniga
    lkn Ani wxn Ahy taageere
    Madrid ah
    guul ban rajeynaya

  3. tiago alcantara 13-02-2018 at 3:35 pm -

    inta kale way saxantahy dafaca bidix marcelo uma qalmo kurzawa hal geeyo kan dhexena tiago silva leh varana halaga saaaro waxan rajeen in ay real aysan xataa hal lug badin

    • abdirahman 13-02-2018 at 7:16 pm -

      hh waa hapaartamee bro

  4. Mr Beyloot 13-02-2018 at 3:17 pm -

    Fikrad ahaanteeyda shaxdaan isku dhafka ah ee laga sameeyay real iyo psg waxaan dhihi karaa Waa sida loo dhigay
    Maxaa yeelay marka lees barbar dhigo weerraryahanada BBC iyo kuwa psg sanadaan markaa loo fiirsho waxaa qatar badan kuwa psg waloo ay BBC ay qibrid ween u leeyihiin ciyaarista koobkaan dhegoweenaha
    Waxaa la yiri fardo isla joogo leeskuma faansho anigase real inee soo baxdaa rajeeynaa hala Madrid

  5. liibaan 13-02-2018 at 3:07 pm -

    kkkkkkk waa sax sanadkan BBC meesha wax kuma hayaan siiba Ronaldo uf team ka baastar kaas baan. nacay muu iska fariisto if dheh baqti

  6. c/raxman 13-02-2018 at 2:38 pm -

    asc dhamantiina.
    shaxda real madrid waa mid fadhida .
    lakiin waxaa kaliya oo ka dhiman waa gool dhaliye fican kasoo ah .
    mid looga fadhiyo tababaraha inuu keeno.
    waayo roonaldo wuxuu noqaday howlgab.

  7. qalbi holcey 13-02-2018 at 2:18 pm -

    neymar iyo cavani gartey lkn ninka werarka ronaldo ka tagey wax weyn aya ka khaldan wixii la rabo yaan lasyka shegin runta ka sheega

  8. hablaha samaroon 13-02-2018 at 2:15 pm -

    Ani kolay difaac adag waan heystaa foor iyo faypa oo ah thiagozilva marqinhos iyo alves oo pariah paryahaan kadhamaatay lkn real kufilan khadka dhexana baab yar mashidaayo rabio varatti oo aan caadi ahayn iyo lasa kkkkk weerarkana hadalkii hadalkiisapa daa neymar Jr qataar iyo cavani ky mpepe ayaan kuhupaysanahay

  9. hanad 13-02-2018 at 1:21 pm -

    Neymar Cavani iyo Mbabe 15 gool bay dhaliyeen Ronaldo only 9 gool buu dhaliyey maxay thy sababta looga soo tagy dad aan wax aqoon dheh

  10. jamaal 13-02-2018 at 1:18 pm -

    shaxdan cida so xushay shax garanmayso

    kulahaa

    kroos casimero varene iyo Ramos intuba meesha way kabaxayaaa

    rapot varreti mor iyo thiago

  11. maxamed cabdale ugaas 13-02-2018 at 12:24 pm -

    sidaan macquul maaha BBC lagama tagi karo

    • muhaa 13-02-2018 at 12:50 pm -

      BBC are nothing this season we. have nyemar cmpre 2 bale can he beat nymr then benzama can we cmpre cavani to him then mpabe are Ronaldo we CNT cmpre vivid ronaldo is the best BT not in action this season

  12. abdirahman xusen mohmed 13-02-2018 at 11:50 am -

    sidaaan mcquul maha real madrid cronaldo werer yahan u qalmo uma dheelo bsg se cml 9gool chmpionka wata leska mka maqnaan karo