HORUDHAC: Belgium Vs. England -Kaalinta Saddexaad Ayey Hazard Iyo Kane Ku Hardami Doonaan

Waxaa maanta la dheeli doonaa kulanka kaalinta saddexaad ee koobka aduunka oo  u dhexeyn doona Belgium iyo England.

Labadan dal oo isku soo arkay heerkii Group-yada ayaa ku soo haray afar dhammaadka tartanka.

Belgium

-Belgium kulankoodii afar dhammaadka ma gaarin waqtiga dheeriga ah, Martinez uma baahna in uu wax ka  badanl safkiisa ku sameeyo

– Thomas Meunier oo seegay kulankii France wuu ku soo bilaaban doonaa

England

-Southgate waxa uu sameyn doonaa is bedelo safkiisa ah

– Jordan Henderson, Kieran Trippier iyo  Kyle Walker are shaki ayaa ku wada jira

-Keydleyda England ayaa u wada hanqal taagaya in ay ka soo muuqdaan kulankan

Raadraac

-England lagama badin 16 ka mida 17 kii kulan ee ugu dambeeyey koobka aduunka

Safafka La Fili Karo

Gegida: Saint Petersburg 

Saacadda Geeska Africa: 5Pm