HORDHAC: Huddersfield Vs. Chelsea

Kooxda kubadda cagta ee Huddersfield waxa ay kulankeeda kowaad ee Premier League xilli ciyaareedkan la dheeli doontaa Chelsea.

Chelsea, oo uu leylinayo tababareheeda cusub Sarri waxa ay isha ku haysaa sidii ay guul ugu furan lahayd horyaalka ol’olahan 2018-19.

Wararka Chelsea

-Chelsea waxa aya rbacadii la soo saxiixatay Kepa iyo Mateo Kovavic laakiin midkoodna lama filayo in ay kulankan ka soo muuqdaan

-Thibaut Courtois waxa uu aaday Real Madrid, sidaas daraadeed waxaa goolka gali doona Willy Caballero

=Ciyaaryahanadii koobka aduunka kuwii ugu dambeeyey ee ka soo laabtay fasaxa waxa ay ciyaareen kulankii Lyon, taas ayaa ka dhigan in ay qeyb ka qaadan doonaan kulankan

– Antonio Rüdiger, Ethan Ampadu and Andres Christensen waxa ay ku loolamayaan in ay daafaca dhexe kula mataanooban David Luiz

Raadraac

– Huddersfield 9 ka mid ah 10kii kulan ee ugu dambeeyey Premier League-ga guul ma aysan gaarin

SAFAFKA LA FILI KARO

Gegida: John Smith

Saacadda Geeska Africa: 5Pm

Dhex dhexaadiyaha: Chris Kavanagh