Halkan Si Toos Ah Uga Daawo Isku Aadka Koobka Qaramada Afrika Ee 2017 Oo Hadda Si Live Ah Uga Socda Magaalada Libreville Ee Dalka Gabon

by Mohamoud Batalaale | Wednesday, Oct 19, 2016

Waxaa hadda la samaynayaa isku aadka koobka qaramada afrika ee 2017. Waxaa h--e loo shaaciyay 16 ka xul qaran ee ku loolami doona koobka qaramada Afrika ee dalka Gabon lagu qaban doono horaanta sanadka cusub ee 2017. Iyada  tartanka qaramada Afrika uu bilaami doono 14 January,2017, wuxuuna socon doonaa ilaa 5 February,2017.

caf

Xulalka qaramada Uganda iyo Togo ayaa Group D  kaga soo baxay labadii qaran ee ugu fiicnaa waxayna ku biireen qaramada kale ee ka soo baxay groupyada kala ah: Tunisia (Group A), DR Congo (Group B), Mali (Group C), Burkina Faso (Group D), Guinea Bissau (Group E), Morocco (Group F), Egypt (Group G), Ghana (Group H), Cote d’Ivoire (Group I), Algeria (Group J), Senegal (Group K), Zimbabwe (Group L) iyo Cameroon (Group M).

Image result for african cup of nations 2017

Waxaana tiradan dhamaystiri doona Gabon oo si toos ah ugu soo baxday. Xulalkan ayaa hadda loo samaynayaa isku aadkii ay ku wada ciyaari lahaayeen koobka qaramada Afrika oo la ciyaari doono markiisii 31 aad. Xulka qaranka Ivory Coast ayaa ah xulka qaranka koobkan difaacanaya ee ku soo guulaystay sanadkii 2015 iyaga oo finalkii  Equatorial Guinea ku garacay Ghana.

HADABA HALKAN SI TOOS AH UGA DAAWO ISKU AADKA KOOBKA QARAMADA AFRIKA:

Like it? Share it!

Leave A Response