Halkan Ka Daawo Goolashii Ay Manchester United Iskaga Xaadirisay Semi Finalka EFL Cup, 4-1 Ayay Ugu Awood Sheegteen West Ham.

by Ahmed A Hashi | Thursday, Dec 1, 2016

united1Kooxda Manchester United ayaa iska xaadirisay semi finalka  EFL Cup ka, ka dib 4 iyo 1 ay ugu awood sheegteen kooxda west ham oo Old Trafford marri ku ahayd.

Zlatan Ibrahimovic iyo AnthonyMartial ayaa min labo gool dhaliyay halka kooxda martida ahaydna uu goolka madiga ah u dhaliyay AshleyFletcher. Halkan Laacibtv.net ka daawo muuqalkaas

Like it? Share it!

Leave A Response