Ha Igu Soo Dag-Dagin: Daawo James Rodríguez Oo Ay Balaayo Ka Raacday Xiddig South Korea Ah Oo Uu Libaax Isaga Dhigay

by Abdiweli Adan Jamac | Tuesday, Nov 14, 2017

Xiddiga xulka qaranka Colombia ee James Rodríguez ayay balaayo ka raacday fal uu ku kacay intii ay socotay ciyaar uu xulka qaranka Colombia la ciyaarayay xulka South Korea kana tirsanaa kulamada isku diyaarinta koobka adduunka.

James Rodríguez ayaa xiddig xanaaqadeeyay taas oo keentay in uu xiddig dhulka ku dhoco garsoorihiina xanaqad u qabto xulka qaranka South Korea.

Kadib James ayaa xiddigii dhulka yaalay dul tagay kadib isku dayay in uu kiciyo isaga oo si aanay naxariis ku jirin u kiciyay laakiin xiddigii uu kiciyay oo xanaaqay ayaa dhirbaaxo u galiyay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments