“Dhiigiina Wuxuu Buuxin Doonaa Dhulka” ISIS Oo Hanjabaadii Ugu Dambeysay U Adeegsatay Messi & Ronaldo Ka Hor Koobka Aduunka

by Abdirashid Mohamud "SHarDinHO" | Thursday, May 17, 2018

Ururka ISIS ayaa dib usoo cusbooneysiiyay cabsi galinta dadyowga kubadda cagta ee doonaya iney aadaan Russia si ay usoo daawadaan dhacdada ugu weyn kubadda cagta lana sugo muddo afar sano ah.

Dhamaakdii sanadkii hore ayey aheyd markii ay dhawr sawir sameeyeen iyagoo ku cabsi galinaya dadka kubadda cagta, waxeyna xiligaas adeegsadeen ciyaartoy ay ka mid yahiin: Neymar, Lionel Messi, Cristiano Ronaldo & Marco Asensio kuwaas oo ka mid ah ciyaartoyda ka qeyb galaya tartanka koobka Aduunka.

Reer galbeedka waxey ugu yeeraan argagixiso, waana koox ka tirsan ISIS oo la baxday magaca “Xisbada weerarada qaada” waxeyna doonayaan iney dhawr hawlgal ka fuliyaan dalka Russia bisha soo aadan.

Ururkaan waxey hanjabaado hirgalay ka sameeyeen wadamada Ciraaq iyo Siiriya, sidoo kalana markaan waxey doorka ku keeneen Russia oo martigalineysa dhacdada ugu weyn kubadda cagta.

Waxaa baraha bulshada lagu faafiyay sawiro ay ka sameeyeen Messi & Ronaldo, kuwaas oo lagu dhex gowracayo garoon kubadda cagta ah dhexdiisa – sidoo kalana ay fulinayaan camaliyadda ciidamo aan la aqoonsan karin.

Waxaa lasoo raaicyay qoraal laga naxo: “Dhiigiina wuxuu buuxin doonaa dhulka” taasoo ka dhigan in loogu hanjabayo gowrac ay naftooda ku weynayaan.

201 Shares

15 Fekradood ayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1. Barcelona.Fun from Nigeria 17-05-2018 at 11:12 pm -

    hhhjh.sheeko.baraley.ahaa wali ma aragteen ISIS.ama Alshabab Oo..gaalo gawracaya ama qarxinaya. Gaaladey ushaqeeyan. Hadey.Run sheegayan Yuhuuda islaamkii falstiin dhameysay xitaa ha u hanjabaan . Mise iyo Rinaldo ay Biilka kaqataan.sey u gaeracayaan

    • abdirahiim costa 18-05-2018 at 11:14 am -

      zhp aad ayaan ugu farxay falcelintaada waxaad tahay qof caqli saliima rabi ku galaday , noolow oo hore u soco.
      runta ayaad ka hadashay wlhi

  2. Cabdirisaaq 17-05-2018 at 10:02 pm -

    ABAANA
    HADAL LA.ISKA YIDHI IGA DHEH
    MA IYAGAA KU DHACA
    ISLAAMKAY LAYN YAQAANAANE MA IYAGAA KU DHACA GAALADA.

  3. Habane 17-05-2018 at 8:51 pm -

    Waxaasi wax banaan maaha

  4. Ak 17-05-2018 at 6:35 pm -

    Niyow dadka kale dhan qala inta Ka aheen ciyaarta Man united lkn Lukaku hada rabtiin wa qali kartiin dood kama qabo
    😂😂😂

  5. Good Momed 17-05-2018 at 3:28 pm -

    Illahay wax uuna go,amin ma dhaco , qdarka iyo qoralkuna waa kiisa bes , qalcadaha Russia inta ku dhimanaysa iyo inta ku dheefaysa mar hore ayu illahay qoralkisu soo baxay , markasi somali qoralka iyo qiiradina qabojiya …..

  6. Abdirahmaan 17-05-2018 at 3:06 pm -

    Yaa dhahy hala gooroco yaasa baneeyay gaalka in la dilo ma banaano asoona diinta ku xad gudbin ama diinta Islam ka asoo caayin ma banaano in la dilo diinta ayee si xun u turjumeen diintena waaa nastexo ee argigixso ma ahn

  7. Ilkacase 17-05-2018 at 3:02 pm -

    Waxaas waa biif laacib ma wax kale ayuu garan wayaay unoo soo gudbiyo ISISi marka maqlo waa cadhooda shaqadinta ma iyaga Moscow kuba dhex neefsan karaa

  8. Mirecabdulahi cali cabdi 17-05-2018 at 2:11 pm -

    Laya dheh galada galadu dhashay lkn dadka musliminta haka reeeban

  9. Abdirahman 17-05-2018 at 2:10 pm -

    Hawshu Hasocoto Sidaas Ayaan Rabaa Hala Gowraco Dhamantooda

  10. Cabdi Mahad Honest 17-05-2018 at 2:10 pm -

    daa ha laayaan waxani iyagaa dadkii waalaye dhiigoodu dhulka ha buuxiyo

  11. abdullahi ali 17-05-2018 at 1:51 pm -

    kuliguud gowrac

  12. abdilahi 17-05-2018 at 1:33 pm -

    daa ha laayaan waxani iyagaa dadkii waalaye dhiigoodu dhulka ha buuxiyo

  13. leary Sane 17-05-2018 at 1:05 pm -

    warbal Marco asensio hareebeen haday doonaanaan inta kale hagowraceen

  14. zalmaan ibraahim ducaale 17-05-2018 at 12:56 pm -

    rag adag dHeH