DHAGEYSO | Xidigaha Da’da yar ee ka qeyb galaya Koobka aduunka & Waxa laga Filan karo !

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen.

Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Xidigaha da’da yar ee ka qeyb galaya Koobka aduunka ee sanadkan ka dhacaya wadankaasi Ruushka.

Mpape , Cusmaan Dambele, Rashford Assensio & Jusus ayaa Hogaanka uhaya xidigaha da’da yar ee lafilayo ee si weyn isu soo muujiyaan isla markaana wacdaro ka dhigaan. HALKAN KA DHAGEYSO CODKA.

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska