DHAGEYSO | Falanqeynta:- Xidigaha ugu Safashada Badan Koobka Aduunka & Tiradii Jeer ayka qeybgaleen !

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen.

Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Waa kuma Xidigaha ugu safashada Koobka aduunka oo afartii sanaba mar laqabto.

Xidigii reer Jarmal Mthios ayaa ugu horeeya Xidiga ugu safashada badan ama ka qeyb galay koobka aduunka isagoo 1982 ilaa 1998 goob joog u ahaa. HALKAN KA DHAGEYSO CODKA.

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska