DHAGEYSO | Falanqeynta :- Wax walbo oo aad uga baahato Furitaanka Koobka aduunka & Tv-yada aadka daawan kartid …

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen.

Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Furitaanka Koobka aduunka kaasoo galabta si rasmi ah daaha looga rogayo.

Koobkan ayaa afartii sanaba mar laqabtaa waxaana ka qeyb gala 32 Xul, hadaba dadka isboortiga kuxiran waxa ayka daawan karaan Tv-yada halkan aan idinku Sheegnay.  HALKAN KA DHAGEYSO CODKA.

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska