DHAGEYSO | Falanqeynta:- Waa Kuma Macalinka Cusub ee Kooxda Kubadda Cagta ee Real Madrid ?

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen.

Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Tababaraha cusub ee Kooxda Kubadda Cagta Real madrid Ninka lagu magacaabo Jullien Lopetigy.

Ninkan ayaa badal unoqonaya Macalinkii kaga horeeyey ee Zidane oo shaqada isaga tagay kadib markii uu sadex uqaaday Koobka Yurub. HALKAN KA DHAGEYSO CODKA.

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska

1 Comment

  1. waa ninka bixi kara shaqada real Madrid isaga oo uqaadi kara koobab kooxda real Madrid

Comments are closed.