DHAGEYSO | Falanqeynta:- Side Noqon doontaa Shaxda Sanadka dambe Barcelona & Xidigaha ay ubaahantahay !

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen.

Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Xidigaha cusub ay ubaahantahay kooxda Barcelona & Sida suurta galka ah oo ay sanadka dambe kusoo duulaan tagi karto.

Barca ayaa sanadkan waxa uu u ahaa mid Nisbiyan guuleysatay kadib labadii koob oo lagu abaal mariyey lkn Kooxda waxey ubaahantahay dib udhis xoogan. HALKAN KA DHAGEYSO CODKA.

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska