DHAGEYSO | Falanqeynta:- Liiskii Xidigii ku guuleystay Abaalmarinta xidigga garoonka tan & bilowgii koobka aduunka 2018 !

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen.

Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Liiska Xidigaha kuguuleystay abaalmarinta Kulamada ama xidigga garoonka.

C.Ronaldo, Mpape Suarez & Xidigo ayaa min laba jeer ku guuleystay abaalmarinta xidiga garoonka kulmada ciyaaraha koobka aduunka 2018. HALKAN KA DHAGEYSO CODKA.

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska

1 Aragti ayaa laga dhiibtay warbixintaan

  1. Afkaga ayaadba kasheegaysaa inuu hazard afar nar kuguukaystaye maxaa labo jeer kuwa kuguulaystay usoo qaadanaysaa sxbow

Comments are closed.