DHAGEYSO | Falanqeynta:- Gabdhaha Qurxan ee Fadhiya Kuraasta Garoonka oo Tv-yada laga Mamnuucayo arimo Jinsi aawadeed !

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen.

Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Maxaa kajira wararka sheegaya in la mamnuuci doono in camerooyinka tv-yada ay soo bandhigaan gabdhaha quruxda badan ee garoonka Fadhiya.

Tani ayaa lasheegay iney Fasamayaanada Tv-ga live ka ubaahiya ayaa Sarkaal FIFa uhadlay uu ku eedeyey iney beegsadaan Gabdhaha misna sheekadu u ektahay arimo jinsi . HALKAN KA DHAGEYSO CODKA.

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska

2 Comments

  1. Dhageysi ma rabno e qoral ka ku sheek, warbixinta aqris e ku fican tahy, ayado qof ku la jifo wx ma lagu dari karo, e isku daya ina qoral ku qortan,

Comments are closed.