DHAGEYSO | Falanqeynta:- C.Ronaldo Goormuu soo gaarayaa Turino & Hadalka ugu Horeeya uujeedinayo !

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen.

Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Goorta lasoo bandhigi doono Cristiano Ronaldo kadib kubiiristiisii Kooxda Juventus.

C.Ronaldo ayaa salaasadii si rasmi ah ugu biiray juventus, balse goormaa lasoo bandhigi doonaa ? HALKAN KA DHAGEYSO CODKA.

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska