DHAGEYSO | Falanqeynta:- 5tii Guuldaro ee ugu Xanuunka Badneyd Koobka aduunka !

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen.

Xubintan waxaan kusoo qaadan doona 5tii Guuldaro ee ugu Xanuunka badneyd isla markaana goolal badan laga dhaliyey Kooxda laga adkaaday.

Sanadkii 2014 Koobkii aduunka Brazil ka dhacay ayaa waxa Germany uu siweyn u xasuuqay Brazil oo dhulkiisa ku ciyaarayey markaas oo 7-1 jarmalka kubadiyey HALKAN KA DHAGEYSO CODKA.

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska