Daawo: Xirfadaha Xiddigaha Da,yarka Ah Ee Xilli Ciyaareedkan Ka Yaabsaday Waliba Kooxo Waaweyn Ayay Muhiim Ka Noqdeen

by Abdiweli Adan Jamac | Thursday, Apr 20, 2017

Xiddigaha da,yarka ah ayaa xilli ciyaareedkan wacdaro ka dhigaya horyaalada kala duwan ee laga ciyaaro qaarada yurub iyaga oo ka muhiimsanaaday xiddigaha waaweyn qaarkooda.

Da,yarka ayaa xilli ciyaareedkan soo jiidatay indhaha caalamka halka ay quusiyeen xiddigihii waaweynaa ee ka midka ahaa kooxaha waaweyn ee reer Yurub.

Hadaba waxa aynu muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa xirfadaha kala duwan ee ay da,yarka kooxaha kala duwan ee reer yurub sameeyeen ilaa haatan xilli ciyaareedkan Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan