Daawo: Xiddigaha Iyaga Oo Aan Goolhaye Ahayn Hadana Qaab Ciyaareed Cajiib Ah Ku Soo Bandhigay Goolalna Badabaadiyay

by Abdiweli Adan Jamac | Thursday, Apr 20, 2017

Waxa mar-marka qaar dhacda in xiddigo ka ciyaara khadka dhexe,daafaca ama weerarka ay galaan Goolka marka ay kooxdooda dhibaato la soo daristo kuwaas si fiican isugu muujiya booskaas.

Inta badan ma dhacdo laakiin waxa ay dhacdaa marka koox goolhaye casaan laga siiyo iyaga oo uuna diyaar u ahayn goolhayihii 2-aad ee kooxda.

Hadaba waxa aanu muuqaalkan kuugu soo bandhigaynaa xiddigo caan ah oo galay goolka oo waliba si fiican ugu soo baxay oo waliba kaga fiicnaaday goolhayayaasha Rasmiga ah Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments