Daawo: Xiddig U Dabaal Degay Si La Yaab Leh Oo Aan Horay Loogu Arkin Garoomada Kubada Cagta

by Abdiweli Adan Jamac | Friday, May 19, 2017

Garoomada kubada cagta ayay maalin kasta ka dhacaan wax yaabo aan horay loo arkin kuwaas oo ay sameeyaan xiddigaha kubada ciyaara.

Kulan ka tirsan horyaalka Dalka Colombia ayay ka dhacday Arin cajiib ah oo marka aad argto aad qoslayso taas oo uu sameeyay xiddig gool dhaliyay.

Xiddiga ayaa markii uu goolka dhaliyay inta uu orday u dabaal degay Si aan horay loogu arkin garoomada kubada cagta Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Arimaha Qoyska , Jaceylka - Booqo Alcarabiya.com

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments