Daawo: Xiddig Loo Sheegay Geerida Hooyadii Isaga Oo Ku Jira Ciyaar, Kulankii Argentine & Ciraaq Ayay Dhacday

Xiddig u ciyaara xulka qaranka Ciraaq ayaa helay war xun intii uu ku jiray ama ciyaarayay kulankii uu xulka qaranka Ciraaq la ciyaarayay xulka Qaranka Argentine kulan ka tirsanaa kulamada saaxiibtinimooyinka ee bishan October.

Xiddiga ayaa daqiiqadii 69-aad dalbaday in laga saaro ciyaarta kadib markii uu muuqalay Geerida hooyadiisa iyada oo ay xiddigaha xulka yihiin Niyada u dajiyeen.

Xiddiga oo lagu magacaabo bashaar ayaa garoonka ka baxay isaga oo ay ka muuqato niyad jab weyn oo ay sabab u tahay geerida ku timid hooyadiis Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan