Daawo: Xiddig Kaarka Cas U Taagay Garoore Kulanka Dhex Dhexaadinayay Muxuu Ku Galay Tollow?

by Abdiweli Adan Jamac | Thursday, May 18, 2017

Kubada cagta Waxa aynu inta badan garoomada ku aragnaa garsoore kaarka cas u taagaya xiddig khalad ku galay garoonka dhexdiisa inta ay ciyaartu socota.

Laakiin waxa horyaalka turkey-ga ka dhacday mid taas lid ku ah kadib markii xiddig garoonka ku jiray kaarka cas u taagay garsoore ciyaarta dhex-dhexaadinayay.

Tan ayaa xiddigii u hor seeday in uu garsooruhu isaguna xiddigaas ka saaro ciyaarta si toos ahna ugu taago kaarka cas laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments