DAAWO | X-X Q=9aad- Messi ama Ronaldo Yaa kuhoreeyey dabaaldaga in Fanaanada Lasiibto Oo Taageerayaasha loo Jeediyo

Kulanti wacan oo wanaagsan daawaydaasheena qiimaha & qadarinta inaga mudan waxaad kusoo dhawaataan xalqadii 8aad ee Xubinta Xaqiiqooyinka xidigaha.

Xubintan oo aad si toos ah ugala socaneysaan Bogeena ayaa maanta waxaanu ku eegi doonaa Xalqada 9aad.

Maantana waxaan ku eegi doonaa Qaabka dabaaldaga Xidigaha ay usameeyaan gaar ahaan xidigaha marka ya gool dhaliyaan ay iska siibaan Fanaanadda, hadaba waxaa dood badan ka dhalatay yaa bilaabay ma Ronaldo mise messi hada si aad u daawato riix.   .. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska